Tababar
Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare ee Dawlada Puntland
Maxkamadda Sare
Maxkamadda Dastuuriga
Maxkamadaha Racfaanka
Maxkamadaha Degmooyinka


Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland waxay awood sharci u leedahay inay dhagaysato dhammaan dacwadaha rafcaanka ee laga soo gudbiyo xukunnada Maxkamadaha Rafcaanka, dhammaan dacwadaha maamul, iyo dib-u-eegista xukunnadeeda. Waxa kale oo ay fulisaa waajibaad kasta oo sharciyadu u qoondeeyaan, sida go’aaminta awoodda garsoorka ee dacwadaha u dhexeeya maxkamadaha caadiga ah.
Gudoomiye: Yuusuf Xaaji Nuur
Gudoomiye: Cabdiqaadir Axmed Maxamuud
Gudoomiye: Axmed Siciid cabdi
Gudoomiye: Cabdiqaadir Axmed Maxamuud
Gudoomiye: Yuusuf Xaaji Nuur

Gudoomiye: Xasan Yuusuf Nuur Gudoomiyahada Hada Xilka Haya.
GAROOWE-19-Luulyo-2025: Kuxigeenka Maxkamada Sare ee Puntland Mudane Axmed
[Garoowe- 17-Luulyo-2025} Gudoomiyaha Maxkamadda Sare DPL Mudane Xassan
Puntland Somalia Garowe Wadajir Villege Behind GTEC St1
info@judiciary.pl.so
252-90-4556061